America - K'NAAN, Mos Def, Chali 2na

America - K'NAAN, Mos Def, Chali 2na

Год
2009
Язык
`영어`
Длительность
285590

아래는 노래 가사입니다. America , 아티스트 - K'NAAN, Mos Def, Chali 2na 번역 포함

노래 가사 " America "

번역이 포함된 원본 텍스트

America

K'NAAN, Mos Def, Chali 2na

Gabar yaroo subhaano

Maro shabeelo hirato

Maro qafiifa huwato

Maga’aaga ii sheeg

Magaeygu waa sharaf

Sharaf haaji weeyan

Aqalada hariirta

Dhina baan ka jooga

Alla ya u sheega

Tinta u shanleeya

Nahoy zamzamey

Sabaah nuurey

Adoo kin kin iyo

Kaluun badaneey

Adoo hajka jira

Xasuus badaneey

Sahiibtaa asho ashaq baa dilay

Ugu dambeyntiina

Aniyo geeluba

Wa u banaanbahnay

Wanagii orodnee

Nabad barinee

Mareykan waa laga soo waayay

200만 개 이상의 가사

다양한 언어로 된 노래

번역

모든 언어로 고품질 번역

빠른 검색

몇 초 만에 원하는 텍스트를 찾으세요